Madaxweynaha Jubaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

0
256
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhoobley oo Golaha Wasiiradda Jubaland ay u ansixiyeen Degmonimo 23-Jun-2022 ayaa Madaxweynaha Jubaland inta uu ku sugnaa waxa uu u kuur galay xaaladda Degmada isaga oo kulamo kale duwan la qaatay qaybaha kale duwan ee bulshada.
Sidoo kalana booqday dadka ku barakacay gudaha Jubaland ee ku sugan Degmada Dhoobley sidoo kale waxa uu Madaxweynaha la kulmay Ciidamada Amniga qaybahooda kala duwan ee ka howlgala Dhoobley iyo deegaanada ku xeeran kuwaa oo uu kala hadlay dardargalinta shaqada Amniga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here