Man City oo Lasoo Wareegtaay Goolhayahe Cusub..

0
252

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa xaqiijisay in ay la wareegeen Goolhayahe Stefan Ortega kaas oo ay kala soo waregtay Kooxda reer Germany ee Arminia Bielefeld kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jirey kooxdaasi.

Man City ayaa xaqiijisay in ay heshiis 3 sano ah ka saxiixatay Goolhayaha 29 jirka ah kaas oo noqday saxiixii 2-aad ee ay kooxdu xaqiijiso kadib markii ay horay ula soo wareegtay xiddiga Erling Haaland.

Kooxda ayaa xaqiijisay in uu Goolhaye Stefan Ortega Moreno kooxda u xidhan doono Lambarka No.18-aad.

May be an image of 1 person

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here