Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan xariga ka jartay qayb ka mid ah wasaaradda oo dib u dayactir lagu sameeyay.
dhismahaan xariga laga jaray ayaa noqonaya qaybta kaaydka ee wasaaradda biyaha kaas oo dib u dhiskiisa ay wasaaradda ka caawisay Hay’adda IOM.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.