Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhirta Marka laga hadlayo Waxay mas’uul ka tahay dayactirka dalagyada iyo keymaha. Dhirta sidoo kale hadafkeedu ugu weyn yahay waa dhowrista deegaanka dabiiciga iyadoo kor loogu qaadayo tayada deegaanka iyo soo saarista daaqa xoolaha.
wasaaradda deegaanka iyo dalkiisa Jubbaland ayaa waayadii dambe wadey dhir beeris ay ku sameyneyso meelo badan oo kamid ah deegaanada Jubbaland si deegaanka looga dareemo daganaan iyo in laga baxo dabeylaha soo laablaabtay maadaama deegaanada Jubbaland laga jaray dhir badan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.