Bulshada ku nool Barkadda Shariifada oo Dowladda iyo Hay’adaha ka codsaday in lagu caawiyo adeegyada asaasiga u ah nolasha

0
179

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool deegaanka Barkadda Shariifada ee kaga beegan magaalada Kismaayo dhinac galbeed ayaa waxaa aysan heeysanin adeegyada asaasiga u ah nolasha,waxayna dadkan ay u baahan yihiin in la caawiyo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here