Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Jubbaland Abdirahmaan Abdi Ahmed ayaa wuxuu sheegay inuu kulanka looga hadlay ariamaha abaaraha jubbaland oo meel adag sii maraya iyo sidii wax looga qaban lahaa abaarahan soo laablaabtay oo saameysay dadka iyo duunyada.
Codka Wasiirka