Gudoomiyayaasha Xaafadaha magaalada kismaanyo oo bulshada ugu baaqay inay nadafadda xil wayn iska saraaan

0
148

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mida gudoomiyayasha xafadaha magaladada kismaanyo  ayaa bulshada ugu baaqay in ay xil wayn iska saraan waxyAabaha keena nadaafad darada xilli robaadka xili uu mudooyinkii dambe roobka guga uu si joogto ah uga da’ayay gudaha iyo nawaxiga magalada kismaanyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here