Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo sheegay in baahiyo dhanka waxbarashada ah ay ka jiraan Deegaanka Goobweyn

0
283

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn oo dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah,kuwaas oo wax ka qabasho u baahan.

Caqabadaha waxbarasho ee deegaanka ka jira ayaa waxaa ka mid in  ardayda wax ka barta  dugsiga dhexe ee deegaanka Goobweyn aysan heysan dugsi sare oo ay wax barashadooda ka sii wataan marka ay dugsiga dhexe ka gudbaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here