Gabdhaha Kusoo Biiraya Goobaha Waxbarashada Kismaayo oo Tiradooda Badanayso

0
494

Kismaayo (Radio Waamo) Sannadahii u danbeeyay waxaa kusoo badanaayay magaalada Kismaayo gabdhaha tegaaya goobaha wax lagu barto, Jaamacadda Plasma oo kamid ah Jaamacadaha magaalada Kismaayo ayaa aad looga dareemayaa gabdhaha badan ee kusoo biiraya. Maamule ku xigeenka Jaamacadda Faarax Aadan Isaaq oo uu warramay Idaacadda Waamo ayaa sheegay in bulshadu fahmeen muhiimadda ay leedahay gabadh waxbaratay.

Sidoo kale maamule ku xigeenku waxuu sheegay in gabdhuhu kaga firfircoonyahiin wiilasha dhanka waxbarashada kagana fiicanyahiin, iyaga oo laga yaabo in masuuliyaddii weynayd ee reerkana gabadhu doorweyn ka qaadanayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here