Magalada Kismaayo oo ay soo gaaren Qoysas cusub oo ka soo barakacay Qeybo Ka tirsan Gobolka Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe

0
138

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysaskaan waa mid aad u adag waxayno Ka soo barakaceen deegaanada Waqoyiga magalada Kismaayo ,sida Sanguuni  Malayleey   Siinga-Leeyr,waxaana dadkaan oo la hadlay Idaacada Waamo ay codsadeen in dib u dajin Loo sameeyo maadaama ay deeganadoda Xaalad adag ay uga soo Barakaceen.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here