Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa muddooyinkii danbe waday dadaalo lagu dardar galinayo dhameeystirka sharciga difaaca xuquuqda Haweenka kana hortagga tacadiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.