Dhallinyaro ku nool Kismaay Oo Loo Maalgeliyay Fikir Ganacsi

0
454

Kismaayo ( waamo radio) Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa mudooyinki dambe la imanayey fikrado ganacsi ku waaso oo ay ku hormarinayaan naftooda. Haddaba qaar kamid ah  dhallinyarada oo ku nool magalada kismaayo ayaa la imid hal abuur ganacsi kaaso ku cusub deegaanka jubbaland.maamulaha warshada soo saarto saabunta xasan aadan ayaa ka waramay waxyaabaha ku dhaliyey in ay ku fakaraan sameynta warshadaan. Shuceyb waxa uu ka mid yahay dadka shaqa abuurka ka helay warshada sabuunta waxa uu ka waramaya shaqada uu hatan ka qabto iyo nolosha shiisii hore farqiga u dhaxeeyo Ugu dambeentiina waxa maalgalisay dhallinyaradan hay’adda ARC iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland madaxda maalgaliyey dhallinyardaan oo tira ahaan gaaraya shanta dhallinyaro ah. Fartuun Nuur Aadan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here