Maamulaka Iskuulka Goobweyn oo ka warbixiyay waxbarshada Iskuulka

0
198
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo  waxaa ayna dadka degaanka ku nool baahi wayn u qabaan inaay helaan adeegyada aasaasiga u ah noloshada aadanaha oo ay ugu horeeyso adeeg waxbarasho oo dhamaystiran.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here