Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyeed Sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay sama-bixinta bulshada Soomaliyeed ee uu bur burku saameeyay ‘waxaa ayna inta badan ay la yimaadeen hal abuur iyo fikrado ganacsi ku waas oo wax wayn ka badaleen nolosha qoysaskooda .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.