Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka baarsanguuni waa mid ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo waxa uu qiyaasti 50 KM ujira magaalada kismaayo.
Deegaanka Baarsanguuni waxaa ku nool dad isugu jiro Beeraley, kuwo xoolo dhaqato ah kuwaas oo noloshooda ka maareeyaa tabcashada Beeraha iyo dhaqashada xoolaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.