Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Fatahaadda uu Webiga Jubba sameeyo ayaa waxaa sameeyn gaar ah ku yeeshaa Beerleyda ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland, kuwasoo ay dhib badan ku qabaan Kanaalada uu webiga soo jabasado.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa ka warbixiyay biyo xireen ay wasaaraddu ka hirgelineeyso deegaanada dhaca jiinka Webiga Jubba.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.