Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kaamka saatu oo ka mid ah kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo ayaa waxaa ay bulshada codsadeen in loo dhiso xarun caafimaad.
Haweenka ku dhala kaamka ayaa waxaa ay isticmalaan u muliso dhaqameed oo mararka qaar khatar gelin karta nafta ruuxa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.