Qaar ka mid ah bulshada ku nool Kismayo oo ka hadlay xaalufka ku yimid dhirta iyo sida looga hortagi karo

0
316

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-waayadii dambe dalka waxaa ka jirey dhibaatooyin loo geeysta dhirta taasi oo saameyn xoog leh ku keeneyso deegaanka,waxaana jiri karta hadii dhir badan laga jara deegaanka ay ku imaan karta nabaad guur.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here