Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Baraha Bulshada oo waadayadii dambe ay ku soo badanayeen isticmaalkooda bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay leeyihiin saameeyn kala duwan,waayadii dambe waxaa ku soo badanayay dadka u adeegsada dhinaca qaldan.
Agaasimaha Waaxda ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Jubbaland Cabdullaahi Maxamuud Ibraahin ayaa bulshada uga digay in ay dhinac qaldan u adeegsadaan isticmaalka baraha bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.