Mac-hadka KTI oo qabtay xaflad 88 ardey shahaadooyin lagu guddoonsiinayay

0
230

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka KTI ayaa ah mac-had laga barto xirfadaha kala duwan ee Farsamada gacanta taa oo dhalinyaro badan oo camal la’aan ahaa ay u noqotay shaqo abuur iyo mid ay noloshooda kaga maareeyaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here