Guddoomiyadaha cusub ee midowga ardeyda Jaamacadaha Jubbaland oo xilka si rasim ah ula wareegay

0
267
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xafladda uu xilika kula wareegayo gudoomiyaha cusub ee midowga ardeyda Jaaamacadaha Jubbaland ayaa waxuu lagu qabtay magaalada Kismaayo.
munsabadda uu xilka kula wareegayay gudomiyaha  ayaa waxaa soo  qeybgalay ardey , ururada rayidka bulshada,macalimiin , waalidiin iyo gudoomiyaha degmada Kismaayo.
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here