Kismaayo(Waamo Radio)-Caafimaadka ayaa ah wax ugu muhiimsan Beni’aadanka waxaana loo baahan yahay in ay mar kasta iska ilaaliyo wax caafimaad daridda keena.
Caafimaadku waxuu ka mid yahay waxyabaha la dhawarka u ah bulshada waxaan dhaqatiirta ay ku wacigaliyeen in la isticmaalo daawo uu soo qoray dhaqatarka.
Agaasimaha Isbitaalka Daryeel digtoor Cirro ayaa bulshada ugu baaqay in lagu dadaallo waxyabaha caafimaadka keeni kara.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.