Hey ada Save the Children oo agab waxbarasho gaarsiisay Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka Lugloow

0
207

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-waxaa dhawaan dhismo lagu sameeyay iskuula hoose dhexe ee Lugloow oo ku yaallo  deegaanka Buula-Bartire ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo,iskuulkaan  oo ay wax ka bartaan ardayda Tuulooyinka Buula bartire iyo Istan-buul ayaa waxaa  la gaarsiyay agabyo kala duwan oo dhanka waxbarashada ah.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here