Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiiboyinka Jubbaland oo sheegtay in ay wado dadaalo lagu caawinayo dadka ay abaartu saamaysay

0
207

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaarihii baahsanaa ee ku dhuftay guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana deegaanada dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay saamayn wayn ku reebeen dad aad u badan ku waas oo ka soo barakacay deegaanadii ay dagganayeen ka dib markii ay abaartu dhaafisay inta badan xoolihii ay dhaqan jireen ee ay noloshoodu ku tiirsanay sido kalana ay beerahoodi abaartu saamaaysay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here