Beeralayda deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo oo sheegay in roobka Gu’ga ee deegaanadaas ka da’ay uu saamayn ku yeeshay beerahooda

0
200

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ay noloshoodu ku tiirsantahay dalagyada Beerahooda uga soo go’ay u soo iib geeyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here