Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Jubbaland oo Kulan la qaatay Wakiilka cusub Hay’adda Qaramada Midoobay Somaaliya..

0
183

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Jubbaland oo kulan kula qaatay Xafiiska IOM ee Xeentaabka xalane Muqdisho Wakiilka cusub oo dhawaan loo soo magacaabay Hay’adda Qaramada Midoobay Somaaliya Mr. Farantz Celectin.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Wakiilka cusub Hay’adda Qaramada Midoobay Somaaliya ayaa Waxay kawada hadleen derdergelinta adeegyada gargaarka, kajawaabista abaaraha, taaba gelinta mashaaricda horumarineed, xal u helidda musiibooyinka soo noqnoqda iyo sare u qaadida iskaashiga Jubaland.

Ugu dambeyntii waxay isku af garteen in uu wakiilka safarkiisa ugu horeeyo uu ku yimaado
Jubaland si kulama wax ku ool ah ula qaato madaxda iyo bulshada taas oo u fududeeyni
doon hergelinta himilooyinka aan kawada hadalnay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here