Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay adeegyada ay u qabtaan Haweenka ku dhula xarumaha caafimaadka

0
216

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Umuliso waa qof ku taqasusay wax kasta oo ku saabsan xaga dhalmada iyo xanaaneyta dhalaanka Waana qof aqoon gaar ah u leh dhalimada loona soo tababaray Umulisanimo.

Dhibaatoyin badan ayey  umulasoyinka la kulamaan mararka qaar taas ay u sii dheertahay daruufa nolala ee ay kala kulaam haweenka ku umula Guriyaha .
Madax hormarinta caafimaadka iyo wacigalinta bulshada ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland Isaaq Bashir   ayaa waxuu warbahinta Waamo ugu warbixiyay adeegyada ay siiyaan haweenka ku dhalay goobaha caafimaadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here