Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo bulshada ugu baaqd ay cunista Kalluunka

0
257

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaluunku waa mid faa`iido badan ay ugu jirto bulshada ku nool deegaanka, kalluunka waxaana suuqyada ku yaallo magaalada Kismaayo 1 kiilo ee kalluunka lagu iibiyaa qiimo Lacageedka u dhexeeya 4 ilaa 2 $, iyadoo waayadii hore ay dadka ku nool magaalada kismaayo inta badan fahansaneeyn qiimaha uu lee yahay kalluunka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here