Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo oo inta badan Qudaarta looga keeno dhul bereedka Gobolka Jubbada hoose iyo dalka kenya oo ay baradhada ooga timaado ayaa waxay Ganacsatada Qudaarta keeno magaalada ay kacabanayaan wado xumo mararka uu roobka da.ana wxaa gabi ahaanbo xirmo Jidadka taaso sababto in ay sare ukacdo Qudaarta.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.