Maamulka degmada Kismaayo oo dhireen ku sameeyay Bacaadka xeebta Liido ee magaalada Kismaayo

0
186

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dhireeynta lagu sameeynayo bacaadka xeebta Liido ee magaalada kismaayo wuxuu qayb ka yahay dadaallo Looga hortago isbedelka cimilada isla markaasna lagu celinyo ciidda xeebta si uusan deegaanku u nabaad guurin,Loogana baaqsado ciidda waddooyinka Qoyska xilliga dabeylaha.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here