Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose maal-mihii ugu danbeeyay ka da ,ay roobab xoog leh kuwaas oo saamayn ku yeeshay isku socdodka dad waynaha ka dib markii ay biyo fariisteen wadooyinka hal bowlaha ah ee ay dadka iyo gaadiid isticmaalan .
Maamulka dowlada hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay dadaalo ay biyaha uga saarayaan wadooyinka muhiimka ee ay biyuhu fariisteen .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.