Maamulka Degmada Kismaayo oo sheegay in ay bilaabi doono mashruuca biyo ka saarida laamiga Kismaayo

0
170

Kismaayo(Idaacadda Waam)-Roobabkii ka da’ay magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa  waxay biyo dhigeen badi wadooyinka waaweyn ee magaalada kismaayo, waxaana adkaatay marista wadooyinkaasi maadaama ay biyo badan dhigeen wadooyinkaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here