Beeralayda deegaanka Qaam-qaam oo u diyaar garoobya tabcashada beerahooda ka dib markii uu biyo macaan keenay wabiga Jubba

0
439

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa isku diyaarinaya tabcashada beerahooda ka dib markii ay biyo macaan ka heleen wabiga Jubba oo muda 3 bilood ah ay biyihiisu ahaayen kuwo dhanaan oo aysan dadku beerahooda ku waraabsan karin.

Roob-ka guga oo ka curtay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Jubbadah hoose ayaa suurtagaliyay in hada wabigu uu keeno biyo macaan oo ay dadku uga faa’iidaysan karaan tabcashada beerahooda .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here