Boqolaal ka mid shacabka Kismaayo oo salada ciida ku tukaday  garoonka ee Waamo Stadium

0
216

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada Ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa saaka meelo kala duwan oo Magaalada Kismaayo  Ka mid ah ku tukaday Salaada Ciida .

Boqolaal  ka mid  shacabka reer Kismaayo ayaa garoonka wayn ee Waamo stadium  ku oogay saalaada ceedul fidriga      .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here