Muruq-maalka ku shaqeeysto Gaari gacanka oo ka hadlay Suuq-xumada soo wajahday

0
204

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo waxaa inta badan Lagu arkaa muruq maalato siyaabo kala duwan quutul-yoomka uga soo raadsada bartamaha suuq si ay maalinkaa xal ugu helaan maareenta molasha Qoysaskooda.

Qaar ka mid ah dadka ku xamaasho Gaari Gacanka ayaa sheegay in ay soo wajahday Suuq Xumo tan iyo markii  hoos Loo dhigay qiimaha Tagsiga  Lagu raaco oo ay sheegeen in ay qaadaan waxyabihii ay horey u qaadi jireen.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here