Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminyay guddoomiyaha gudiga doorashooyina heer federaal ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf iyo gudoomiye ku xigeenka gudiga ayaa laga sagootiyay magaalada Kismaayo.
Wafdigan oo howla shaqo u joogay magaalada ayaa inta ay san ka bixin garoonka kulan la qaatay odayaasha dhaqanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.