Dadka ku nool Jasiiradda Buur-gaabo oo biyo yari baahsan ay soo wajahday

0
501

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jasiirada Buur-gaabo oo hoos timaada degmada Badhaahdhe ee gobalka jubbada hooose ayaa waxa laga soo sheegayaa in Jasiiradu ay ka jirto biyo La’aan baahsan oo soo wajahday dadka ku nool Jasiiradaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here