U diyaar garowga Ciida oo laga dareemayo  goobaha dharka  lagu iibiyo  ee Magaalada Kismaayo

0
255

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo logu guda jiro tobadnka danbe ee bisha barakaysan ee rabadaan ayaa suuqyada Magaalada Kismaayo  waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan oo ku aadan u diyaar garoowga ciidul fidriga.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here