Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo gudoomiyaha degmada Kismaayo uu amar ku bixiyay in aysan ku iibin karin gaari gacanada dharka hareeraha wadooyinka suuqa yare ee magaalada Kismaayo Mashquulka badan ee wadooyinka ka jir ayaa saameyn badan ku yeelatay isku socodka dadka weynaha iyo gaadidka.
Cabdinuur Sammriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.