Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacaaysha ku nool kaamka Bariga dhex ee degamada Kismaayo ayaa waxay u baahan yihiin in Laga caawiyo waxyabaha asaasiga u ah nolasha,dadkan waxaa ay daganyihiin guryo ka sameeysan cooshado iyo baco aan celin Karin Qoraxda iyo dabeeyalaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.