Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo ku baaqday in La caawiyo bulshada ay sameeysay aabarta

0
268
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Iyadoo  deeganada dowlad goboleedka Jubaland ay ka mid tahay deegananada sida gaar ah u sameeyay abaaraha ka jira dalka.
Bulshada Ku nool Jubbaland ayaa waxay intooda badan u badan yihiin Xoolo dhaqato iyo Beeralay,kuwasoo sameen gaar ah ku yeeshay abaaraha ka jir  Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here