Xanuunka Jadeecada oo ka dilaacay deegaanada istanbuul iyo Ceel-Jaalle ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo

0
196

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Istanbuul iyo Ceeljaale ee duleedka Magaalada Kismaayo  oo ay deganyihiin barakacayaal aad u tira badan  ayaa waxaa ka dilaacay cudurka Jadeecada sida ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshad ee dowlad goboledka Jubbaland caruur badan oo ka soo jeeda qoysaska barakacayaasha ayuu soo ritay xanuunka Jadeecada.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan iooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here