Qaar ka mid dadka Xaafadda Farjano oo Ol’ole Nadaafadeed ka sameeyay Xeebta Qoryooley ee magaalada Kismaayo

0
241

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool xaafadda Farjano ee magaalada Kismaayo gaar ahaan waaxda Waabari ayaa Ol’ole Nadaafadeed ka wada xeebta Qoryooleey, taas oo inta badan  dadku ay wasaqda ku soo daadiyaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here