Hay`adda Xamdi Foundetion oo Qoysas danyar ah gaarsiisay lacago loogu talagalay in ay ku ciidsiiyaan caruurtooda

0
251

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay`adda Xamdi Foundetion ayaa lacag laga soo uruuriyey dad muxsiniin ah gaarsiisay Qoysas danyar taas oo ay ugu talagaleen in ay ku ciidsiiyaan caruurta danyarta ee aan heysan wax ay ku ciidaan.

In la isku naxariisto oo dharka ciida loo iibiyo caruurta danyarta waa wax ay bulshadu isugu naxariistaan ayna kaga farxinayaan caruur danyar oo aan awoodin in ay iibsadaan wixii ay ku ciidi lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here