Qiimaha Kalluunka Suuqyada magaalada Kismaayo oo sara u kacay

0
374

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Suuqa-wayn ee Kalluun ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa Laga dareemaya sara u kac dhanka qiimaha kaluunka ah kaas oo saamayn ku yeeshy dadka sida joogta suuqan uga iibsada kaluunka .

Xiliga lagu jiro oo aad u kulul ayna wax walba qaaliyooben iyo dabeeylo bilihii la soo dhaafay ka jiray Badda ayaa sababay in uu isbadal sara u kac ku yimid qiimaha Kalluunka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here