Bahda kubadda cagta Jubbaland oo ka warbixiyay kaalinta Dhalinyarada ciyaartoyda ah ay ka qaadan karaan is dhaxgalka bulshada deegaanka

0
171
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa Laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed,hadii ay helaan garab isteeg waxa ay ka qeyb qaadan karaan hormarinta dalkeena.
Waxyaabaha Dhalinyarada Lagu hormari karo waxaa kow ka ah Isbootiska oo ka qeyb qaadanayo isdhaxgalka dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here