Roob ka da’ay  deegaanka Buulogaduud oo  Saamayn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah 

0
262

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roobka guga ayaa ka curtay qaybo ka mid ah Deegaanada dowlad goboledka Jubbaland gaar ahaan gobolka Jubbada hoose oo mudooyinkii danbe ay ka jireen kulaayl iyo abaaro baahsan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here