Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Xarunta Ku meel gaarka ee Dowlada Goboleedka Jubbaland waa magaalo Xeebeed leh Dekad ay Kasoo dagaan Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Shicnadaha Ganacsiga.
Magaalada ayaa waayadii dambe waxaa Laga dareemayaa Ciriiri iyo Jaam badan oo dhanka wadooyinka ah maadaama ay Magaalada Maalinba Maalinta Ka dambeysa ay sii Kordhayaan Gawaarida Noqonayo Taksiga iyo Ciriiriga badan ee Ka jira Wadooyinka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.