Wasaarada Haweenka Jubbaland oo ku baaqday in kor loo Qaado Aqoonta Gabdhaha Deeganada Jubbaland 

0
489
Kismaayo(Waamo Radio)wasarada haweeynka dowlada goboleedka jubbaland ayaa waxaa ay ku baraarujinee waalidiinta degaanada Jubbaland in sara loo qaado Waxbarashada gabdhaha.
 Sahro mataan oo ka mid ah gabdhaha ka qalin jabiyay  jamacadaha ku yaala magalada kismayo oo ka hadlayso marka ay gabdhaha ka soo  baxan jamacadaha  in aysan siman uhalayn shaqooyinka dalka wiilasha iyo gabdhuhu.
Dhanka kale wasiirada haweenka jubbaland marwo Qamar Deeq Khaliif ayaa dhankeeda ka waramaysa durufihi hore ay gabdhaha degaanku wax kusoo barteen  iyo shaqoyinki ay  ka qaban jireen haweenka dowladihii hore ee soo Maray dalka soomaaliya marka ay kasoo baxaan goobaha ay wax kabaran jireen.
waxaa warbixintaan inoo soo haysa:- Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here