Gudiga dorashooyinka heer fadaraal oo soo gaaray magaalada Kismaayo

0
219

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha gudiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT Mudane Muuse geelle ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG dowlad goboleedka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here